Sanadaha soo socda, nidaamka dib u warshadaynta ee Oregon waxa uu mari doonaa casriyeyn. Isbeddeladu way kala duwanaan doonaan iyadoo ku xidhan goobtaada gobolka.
Bulshooyinka qaarkood waxay arki doonaan isbeddelo ku yimaadda agabka dib loo warshadayn karo iyo sida dib-u-warshadaynta loo sameeyo, halka kuwo kalena aanay arkin isbeddello badan oo dhan.
Si aad ula socoto waxa ka dhacaya beeshaada, ka hel magaaladaada ama degmadaada website-ka dib u warshadaynta ee tusaha hoose